RW Ku-xigeenka DF & wafdi uu horkacayo oo lagu soo dhoweyey Magaalada Niamey (Sawirro)

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mudane Saalax Axmed Jaamac iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray caasimadda dalka Niger ee Niamey. Waxaa halkaas uu ku soo dhaweeyey Ra’iisul Wasaaraha dalka Niger Mr. Ouhoumoudou Mahamadou iyo xubno ka tirsan dowlada wadankaas Saalax Axmed Jaamac Ra’iisul wasaare ku xigeenka ayaa ka qayb galaya shirka Midowga Afrika ee warshadaynta … Continue reading RW Ku-xigeenka DF & wafdi uu horkacayo oo lagu soo dhoweyey Magaalada Niamey (Sawirro)